Wehelkaaga Hirgelinta ee Mashaariicda Tiknoolajiyadda (Your Implementing Partner for Technology Solutions).
La talinta iyo Tababarka Adeegyada Bangiyada iyo Farsamada Maaliyadeed (Fintech) (Consulting and Training for Banking and Financial Technology (Fintech) Services).
Shirkadaha Hormuudka ah Ayaa Ku Kalsoon Adeegyadeena
Waxaan siinnaa adeegyo farsamo maaliyadeed (Fintech) oo heer sare leh dhammaan macaamiisha heer deegaan, gobol, qaran, iyo heer caalami. Waxaan hubinnaa inaan si howlkarnimo leh u shaqeyno si aan uga sare marno rajada macaamiisheena.