Hadaf Solutions waxay awood u leeyihiin in dhisaan xarumo kayd xo goo qaab casriyaysan oo dhisay oo kuu sahlaya inaad ujeedooyinkaaga ugaarto, u si fududna u maamusho qalabkaada/nidaamyadaada, aad na u hormariso awooda aad u leedahay in mar walba nidaamyadaama noqdaan kuwa la isku halayn karo oo waqti walba la heli karo si uusan u imaan kala go’ dhanka ganansica macaamiisha Hadaf Solutions. Nidaamkaan waa qabkii ugu dambeeyay uguna casrisan oo loo dhiso xarumaha kaydka xogaha ee caalamiga ah. Faaiidooyynka uu leeyahay waxaa ka mid ah:
Nidaamkaan kaydka xog ee casriga ah wuxuu leeyahay faaiidoyin balaaran markii la eego:
Adeega Kaydinta Xogta
Kaydinta Asalka & Noqol BadintaXogta
Adeegyada Kasoo kabashada Masiibooyinka
Adeega Otomaatiga ah ee adeega bedelida
Qorshaha Joogtaynta Ganacsiga
Nidaamka kaydinta Shabaglaha ah (Cloud Infrastructure/Solution)
Kaydinta Lagu Hago Barnaamij-yada (Software Defined Storage)
Shabakadaha Lagu Hago Barnaajiyada (SDN)
Maaraynta/Maamulida Xog dhigyada
Maaraynta Aaladda Mobile-da ee Goobaha Shaqada
Virtualizations (Tiknoolajiyada Badinta Adeegayaasha Khiyaaliga ah)
Kaabayaasha isku Dhafka ah
Kaabayaasha Goobaha Shaqada ee Khiyaaliga ah (Virtual Desktop Infrastructure)
Adeega Boostada elektorooniga ah (Exchange/Office 365)